Home Wararka Maanta Alshabaab oo Weerar Culus Ku Qaaday Degaanka Ceelasha Biyaha

Alshabaab oo Weerar Culus Ku Qaaday Degaanka Ceelasha Biyaha

0

Faahfaahin Dheeri ah ayaa Kasoo Baxaysa Weerar Culus oo xalay Ka Dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Dagaalkaan ayaana Yimid kadib Markii Kooxda Alshabaab ay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Saldhiga Arbacoow oo dhawaan Ciidamada ATMIS Ku Wareejiyeen Ciidamada Mitara police oo Yuganda Lagu soo Tababaray.

Ilowarewdyo ayaa noo Xaqiijiyay in Xalay Sagaal Saac Alshabaab weerar ku Qaadeen Saldhigaan Lama Oga Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaan Dowladuna Wali kama Hadal.

Alshabaab ayaa Muqsisho ka Bilaabay weerar ku dhufoo ka Dhaqaaq ah asbuucaan Dhexdiisa ayay Sidaan oo kale Degaanka Ciise Cabdi ee Dayniile ku Qaadewn Weerar kuwaas oo dilay 5 Ka Tirsanaa Ciidamada dowlada kana Qaatay Hub.

Ad
Previous articleDibadbaxyo Culus oo ka dhacay kenya iyo Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay
Next articleAKHRISO 4ta Sarkaal ee kasoo Hormuuqday Maxakamada Gobalka Banaadir ee ku eedaysan Xatooyo Xoolo Dadwayne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here