Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo Saakay Qarax Ku Burburiyay Ceelkii ugu Waynaa ee Degaanka Ceelgaras

Alshabaab oo Saakay Qarax Ku Burburiyay Ceelkii ugu Waynaa ee Degaanka Ceelgaras

0

Wararka aan ka Helayno Degaanka Ceelgaras ayaa Sheegaaya in Qarax lagu Burburiyay Ceelkii Deegaanka Ceelgaras Sida Dowlada Soomaaliya ay Goordhow Shaacisay.

Dowlada ayaa Maamlmo ka Hor Qabsatay Deegaanka Ceelgaras Balse Dib ayay uga Soo Guurteen ciidamada Dowlada ayaana Dib ugu Soo laabtay Ceel lahelay.

Alshabaab oo Saakay Goor hore Yimid Ceelgaras ayaa Gabi ahaanba Burburiyay Ceelkii Laga Cabi jiray Ceelgaras.

Dowlada Soomaaliya ayaana Qoraal ku Sheegtay in Alshabaab  ay saaka Qarxiyaeen ceelkii ugu waynaa magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud.

Qoraalka Dowlada ayaana Sidaan u Qornaa:

waxaana ku dhaawacmay qof ka mid ah dadka deegaanka oo la sheegay inuu Miyiga u dhow magaalada uu biyo ka soo doontay.

Khawaarijta ayaa ka hor inta aanan lagala wareegin magaaladaan waxay ku xireen Qaraxyo dhammaan goobaha muhiimka ah inkastoo ciidanka dowladda markii ay galeen ay ka saareen Qaraxyo badan oo cadowgu ugu talagalay inuu ku dhagro Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka.

Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa maalinkii Shanaad ku sugan magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud, waxaana wali socda howlgalo ay ciidamadu ka wadaan magaalada iyo tuulooyinka u dhow dhow.

Khawaarijta ayaa saaka Qarxiyay ceelkii ugu waynaa magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud waxaana ku dhaawacmay qof ka mid ah dadka deegaanka oo la sheegay inuu Miyiga u dhow magaalada uu biyo ka soo doontay.

Khawaarijta ayaa ka hor inta aanan lagala wareegin magaaladaan waxay ku xireen Qaraxyo dhammaan goobaha muhiimka ah inkastoo ciidanka dowladda markii ay galeen ay ka saareen Qaraxyo badan oo cadowgu ugu talagalay inuu ku dhagro Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka.

Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa maalinkii Shanaad ku sugan magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud, waxaana wali socda howlgalo ay ciidamadu ka wadaan magaalada iyo tuulooyinka u dhow dhow.

Ad
Previous articleSaraakiishii ugu Badnayd oo Todobaadkii Lasoo Dhaafay Alshabaab laga Dilay oo Magacyadooda La Shaaciyay
Next articleWar Deg Deg ah: Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here