Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Alshabaab oo Laga Saaray Degaan Cadcadeey

Alshabaab oo Laga Saaray Degaan Cadcadeey

0

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kooxaha Alshabaab  kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe oo in muddo ah dadka shacab ah ku dhibaateeynayeen.

Gen. Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ciidanka xoogga saakay ay gudaha u galeen deegaanka Cad-Cadeey iyada oo  Shabaabna ay isaga carareen.

Shacabka deegaanka ayaa si weyn u soo dhaweeyay ciidanka xoogga dalka iyo dadka isu abaabulay in ay iska dulqaadaan kooxaha Khawaarijta waxaana hadda ciidanka ay ku daba jiraan firxadka alshabaab.

Ad
Previous articleWasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha DF oo joojisay Shaqaalihi Soomalida ee Dibada loo dhoofin jiray
Next articleJubaland Oo Dil Toogasho Ku Fulisay Askar Hore Dil U Geysatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here