Home Wararka Maanta (Akhriso) Midowga Musharixiinta oo ka digay shan caqabadood oo heysta doorashada

(Akhriso) Midowga Musharixiinta oo ka digay shan caqabadood oo heysta doorashada

0

Midowga Musharixiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay in doorasho xor iyo xalaal ah oo ku qabsoonto waqtigii loo asteeyey ay ka dhacdo dalka.

Arrintan ayey sabab uga dhigeen qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihin inaan weli la xalin khilaafaadkii taagnaa iyo ifafaaloyinka muuqda ee khuseeya arrimihii ugu waa weynaa ee ahaa caqabadaha horyaala doorashooyinka Dalka.

Sidoo kale Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay inay k welwelsan yihiin faragelin uu ku haayo habsami u socodka doorashada Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Ad
Previous articleMasuuliyiin ka tirsan Galmudug oo Kormeer ku tagay degaano u dhow Magaalada Dhuusamareeb
Next articleDhageyso: Cabdi Qeybdiid oo ka Hadlay Dagaalada Ka Socda Gobolka Mudug iyo Goobaha ay Qabsadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here