Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Akhriso Magacyada xubnaha ugu horeeya ee galaya Doorashada Aqalka sare we Hirshabelle

Akhriso Magacyada xubnaha ugu horeeya ee galaya Doorashada Aqalka sare we Hirshabelle

0

Wararka ugu Dambeeyay Liiska kuraasta ee barito Doorashada aqalka sare ee Dowlada Gobaleedka Hirshabelle ee lagu Qabanayo Magaalada Jowhar.

1:Muuse suudi yalaxow

=Axmed xasan Caddow Axmed daaci

=Cabdullaahi Sheekh Xasan

=Dr:Xasan Caday Cali

Kuriga Labaad:

2:prof:Cismaan maxamed Dhaga Juun

=waxaa lagu Tartamaya Musharax Nuur Maxamed Geedi Canjeex.

Kursiga Saddexaad:

3:Fartuun Cabdiqaadir Faarax Karaama
=waxaa lagu Tartamaysa
Sacdiyo Yabarrow Aadan.

FG: wax ay isbadali karaa laakiin waxaan ka helnay Dad aan ku kalsoonaankaro oo Doorashada aad ula socda.

Ad