Home Wararka Maanta Ehelka ikraan Tahliil oo diiday Guddi uu Magacaabay Farmaajo

Ehelka ikraan Tahliil oo diiday Guddi uu Magacaabay Farmaajo

0

Iyadoo caawa Madaxweyne farmaajo oo Magacaabay Guddi Baaritaan Ku sameeya kiiska ikraan Tahliil faarax ayaa waxaa arinkaasi diiday Ehelka gabadha.

Hooyada dhashay ikraan oo Lagu magacaabo Qaali Iyo Xildhibaan Aamina Maxamed ayaa caawa Warbaahinta ka sheegay in aysan ku Qanacsaneen Warqada uu soo saaray Farmaajo.

Waxayna sheegeen inuu difaacayo dadkii dimbiyada qeyb kalahaa, islamarkaana aysan aqbaleen Qoraalka Farmaajo.

Waxaan usheegeenaa shacabka Soomaaliyeed in Farmaajo uu doonayo Marin habaabin iyo cadaalad uraadinta ikraan ayay caawa Tiri Hooya Qaali oo Warbaahinta ka soo Muuqatay.

Ad
Previous articleFarmaajo oo Guddi u Magacaabay kiiska ikraan Tahliil
Next articleAkhriso Magacyada xubnaha ugu horeeya ee galaya Doorashada Aqalka sare we Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here