Home Wararka Maanta 5 Qodob oo Madaxweyne Farmaajo Laga sugayay Jawaabteeda

5 Qodob oo Madaxweyne Farmaajo Laga sugayay Jawaabteeda

0

Madaxweyne Farmaajo waxuu Magacaabay Guddi Baaritaan ku sameeya kiiska ikraan Tahliil Faarax waxaana dadka Qubarada ah ah dood ka qabaan Qaabka Guddiga Loo diyaariyay iyo Sharciyada ay ku imaan karaan.

Dood Xooggan ee ku hareeraysan Warqadda Caawa ka soo baxday villa Soomaaliya.

1. Kiiska Wuu ka soo gudbay heer Guddi Waxa uuna horyaala Maxkamadda Ciidamada.

2. Dhismahada Waxaa sheegtay NISA Sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda, iyada ayaana hadda ku jirta guddigan.

3 Guddigan, Waxaa ku jira Xeer ilalaiyaha guud ee Qaranka balse kiiski maaha mid madani ah, Waa mid ciidan.

4 Haddii ay baaraan labadan Xeer ilaaliye Maxkamaddii lagayn doonaa kiiskan ma midda Madaniga ah mase tan ciidanka.

5 Xeer ilaaliyaha ciidanka Asaga ayaaaba horay u qabtay dacwadda kiiskan, haddaba sidee loogu soo daray.

Mar haddii la baaaraayo mid ka mida hay’adaha Amniga sidee ku soo geli karaan guddiga waxbaaraya.

Ad
Previous articleAkhriso Magacyada xubnaha ugu horeeya ee galaya Doorashada Aqalka sare we Hirshabelle
Next articleGabdha Soomaaliyeed oo Lagu dilay Wadanka Austaria

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here