Home Wararka Maanta Ciidamada Ahlusuna oo La wareegay Gurceel

Ciidamada Ahlusuna oo La wareegay Gurceel

0

Ciidamada Taabacsan  Ahlusuna Waljameeca Ayaa Guud ahaan la wareegay Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud.

Ciidamada Galmudug yaa Griceel iskaga baxay waxaana Halkaasi Gudaha ugalay Ciidamo Taabacsan Maamulka Ahlusuna Waljameeca.

Galmudug waxaa ka Taagan dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Ahlusuna iyo Kuwa Galmudug, waxaana Maanta Halkaasi la geeyay Ciidamo Farabadan

Ad
Previous articleWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug oo Maanta Soo gaaraya Dhuusamareeb
Next articleAhlusuna oo Soo Bandhigay gaadiid ay Dowladda Kala wareegeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here