Home Wararka Somaliya Galmudug Gabar Reer Mudug ah oo noqotay Gabadha ugu Quruxda Badan University Africa

Gabar Reer Mudug ah oo noqotay Gabadha ugu Quruxda Badan University Africa

0

Cadar Yusuf oo ah Gabar Reer Mudug ah ayaa noqotay Miss University Africa

 

ee 2021. Kuna guuleysatay $50 kun oo dollar.

Waxey noqotay Gabadha ugu quruxda badan dhamaan ardayda gabdhaha ee Afrika oo dhan.

Dalal badan oo Afrikaan ah ayey kaalinta 1aad u gashay. Cadar Yusuf waa Miss University Africa 2021

Galmudug waxay ka mid tahay Goobaha ay ka Soo jeedaan Dumarka ugu Quruxda Badan Soomaaliya.

Ad
Previous articleMadaxweyne QoorQoor oo Xalay ka qaybgalay Musnasabada Sanadguradii Sadexaad ee Madaxwaynaha Koonfur Galbeed(Sawiro)
Next articleMaamulka Degmada Kaaraan oo Culeys saaraya Ganacsatada si Lacag Looga qaado