Home Wararka Caalamka Madaxweyne QoorQoor oo Xalay ka qaybgalay Musnasabada Sanadguradii Sadexaad ee Madaxwaynaha Koonfur...

Madaxweyne QoorQoor oo Xalay ka qaybgalay Musnasabada Sanadguradii Sadexaad ee Madaxwaynaha Koonfur Galbeed(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ka qeybgalaya munaasabadda si heersare ah loo agaasimay oo lagu xusayo sanadguuradii 3aad ee Madaxweynaha Dowladda Koofur-Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

 

 

Intabadan Maamul goboleedyada Dalka iyo Wafdi u hogaamnaayo Raysulwasaraha Soomaliya ayaa ka qaybgalay Xafladaan oo Xalay lagu Qabtay Caasimada Kumeel gaarka ah ee maamlka Koonfurgalbeed ee Magaalada Baydhabo

 

Ad
Previous articleDagaal Ka dhacay magaalada gaalkacyo iyo Faahfahn kasoo baxaysa
Next articleGabar Reer Mudug ah oo noqotay Gabadha ugu Quruxda Badan University Africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here