Home Wararka Maanta Maamulka Degmada Kaaraan oo Culeys saaraya Ganacsatada si Lacag Looga qaado

Maamulka Degmada Kaaraan oo Culeys saaraya Ganacsatada si Lacag Looga qaado

0

Maamulka Degmada Kaaraan ayaa Amray in Xarunta Degmada Kaaraan ay yimaadaan dhamaan dadka Ku shaqeysta gawaarida yaryar ee iibiya Mooska rootiga kabaha IWM.

Ilo Muhiim ah oo ka Tirsan Shaqsiyaadka loo yeeray ayaa ii sheegay in Maalmihii la Soo dhaafay ay dhib kala kulmayeen Maamulka Degmada Kaaraan Xubna ka Tirsan, Balse Maanta ay Macquul tahay in Laga qaado Lacago Loogu sheegay is Diiwaan galin.

Shacabka Kaaraan waxay ka cabanayeen Amni daro xoogan, Hadana waxaa u sii raacday in Maamulka ay dhibaata kala kulmaan

Dhawaan waxaa Degmada Kaaraan ka bilaawday Burburinta Sandaqadaha Yar Yar ee looga shakiyay in Lagu iibiyo Waxyaabaha Maanka dooriya

Ad
Previous articleGabar Reer Mudug ah oo noqotay Gabadha ugu Quruxda Badan University Africa
Next articleCiidamada policeka Magaalada Gaalkacyo oo Soo Bandhigay Hub ay kusoo Qabteen Dagaal Halkaas ka dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here