Home Wararka Maanta Sanaterada Mareykanka oo u cadeeyay Safiirka Cusub ee Mareykanka u fadhin doona...

Sanaterada Mareykanka oo u cadeeyay Safiirka Cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya

0

Aqalka Senatka Maraykanka ayaa goordhow meel mariyay in safiirka cusub ee Maraykanka u fadhiya Soomaaliya uu noqdo Ambasador Larry André Jr.

Larry Andre, ayaa bedelaya Ambasador Yamamoto.

Larry André ayaa ahaa safiirka Mareykanka ufadhiyay Jabuuti laga soo bilaabo 2017 ilaaa Iyo hada 2021.

Safiirkaan ayaa badali doona Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhisa Soomaaliya Donald Yamamoto oo Soomaaliya ka howlgalayay tan iyo bishii July, 2018 oo madaxweynihii hore, Donald Trump u soo magacaabay.

Ad
Previous articleDeg Deg Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka Horyimid Go’aankii R/W Rooble
Next articleTaliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Laga jabsaday Facebook