Home Wararka Maanta Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Laga jabsaday Facebook

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Laga jabsaday Facebook

0

DEG DEG:

Pag-ka Facebook ee Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo lala wareegay.

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa baahiyay sidaan, Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu Dhammaan Bulshada soomaaliyeed la socodsiineynaa in la jabsaday Page-ka uu Baraha Bulshada ku lahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odawa Yusuf Rage.

Hadaba wuxuu Talisku kaaga digayaa in aan lagu kadsoomin farriimo ama waxyaaba kale oo ay suuragal tahay in ay kaaga imaan kara burcadda jabsatay.

Talisku wuxuu hadda Gacanta ku hayaa sidii uu dib ugu soo celinlahaa maamulka bogga gaarka ah ee Taliyaha, insha Allah marka dib loosoo celiyana dib ayaan idinkala soo wadaagi doonaa.

Mhadsanidiin.

Ad
Previous articleSanaterada Mareykanka oo u cadeeyay Safiirka Cusub ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya
Next articleCiidamada Galmudug oo goordhow Gaaray Degmada Matabaan iyo Qax ka Bilowday Degmadaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here