Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta Galmudug Cabdi Kariin Mohamud Kheyre Ayaa Dhamaan Ciidamada Darawiishta Galmudug Ku Amray Iney Iskugu Tagaan Deegaanada Baxdo ,Iyo Wasil Si Dib U Habeyn Loogu Sameeyo Loona Bilaabo Howgal Ka Dhan Ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab Kuwaas Oo Ku Sugan Deegaano Ka Tirsan Galmudug.
Taliyaha Waxa Uu Sheegay In Askarigii Aan Ku Faylin Goobaha La Cayimay Uusan Wax Xaquuq Ah Ku Laheyn Taliska Daraawiishta Galmudug Isla Markaana Liiska Laga Saari doono.
Amarkaan ayaa kusoo aada xili magaalooyinkaas ay ka socdaa Abaabul ka dhan ah kooxda Nabad-diidka ah ee Al-shabaab.
Ad