Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidmada Daraawishta Galmudug oo Wada Qabanqaabadii ugu Danbaysay iyo Howlgal Bilaaban doona...

Ciidmada Daraawishta Galmudug oo Wada Qabanqaabadii ugu Danbaysay iyo Howlgal Bilaaban doona Dhawaan(Sawiro)

0

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta Galmudug Cabdi Kariin Mohamud Kheyre Ayaa Dhamaan Ciidamada Darawiishta Galmudug Ku Amray Iney Iskugu Tagaan Deegaanada Baxdo ,Iyo Wasil Si Dib U Habeyn Loogu Sameeyo Loona Bilaabo Howgal Ka Dhan Ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab Kuwaas Oo Ku Sugan Deegaano Ka Tirsan Galmudug.

Taliyaha Waxa Uu Sheegay In Askarigii Aan Ku Faylin Goobaha La Cayimay Uusan Wax Xaquuq Ah Ku Laheyn Taliska Daraawiishta Galmudug Isla Markaana Liiska Laga Saari doono.

Amarkaan ayaa kusoo aada xili magaalooyinkaas ay ka socdaa Abaabul ka dhan ah kooxda Nabad-diidka ah ee Al-shabaab.

Ad
Previous articleXerada Hillwayne ee Duleedka Muqdishu oo Alshabaab Xoog kula Waregeen
Next articleGolaha Wadatashi Qaran iyo Midowga Musharixiinta oo Caawa Shir Degdeg ah isugu imanaaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here