Shirkii Muqdisho oga socday Xukuumada Iyo Midowga Musharaxiinta ayaa La soo gaba gabeeyay waxaana Laga soo saaray Go’aano kala duwan.
Shirka waxaa Lagu Go’aamiyay in banaabaxa ay Horay ugu dhawaaqeen Musharaxiinta inuu dhaco maalinta Sabtiga ah ee soo socda.
Shaacinta laba guddi oo kala ah, midka qaban qaabada Banaanbaxa iyo midka Baarista wixii dhacay 19 February
Guddiga Banaanbaxa ee la Magacaabay waxay kala yihiin
Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Cabdiraxmaan Al Cadaala.
Dahir geele
Mustaf Dhuxulow
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Omar finish
Wasiirka Amniga Xassan Xundubay.
Guddiga Baarista Waxaa ku jira laba Generaal oo kala ah
Bashiir Goobe, Gen Cabdiraxmaan Gen Tuuryare Cumda.
Sareeye guuto Maxamed Cali Bariise (Fiidow).
Sidee u Aragtaa ?
Ad