Qoraal ka soo baxay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa lagu shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan dacwadda Badda ee u dhaxeeysa Dowladaba Soomaaliya iyo Kenya.
“Go’aanka kama dambeysa ah ee Maxkamada ICJ ka gaari doonto dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya waxaa lagu dhawaaqi doonaa 12-ka October 2021-ka, 3:00-da galabnimo xilliga Hague”
Ad