Home Wararka Maanta Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho

Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho

0

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa la sheegau in uusan geysan wax khasaaro ah marka laga reebo dhimashada qofka isqarxiyey, sida uu shaaciyey Taliska Booliska Soomaaliya.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku yiri, “24-09-2021 Abaaro 15:03 PM waxaa Qarax ismiidaamin qof naftii halliga ah isku qarxiyey inta u dhaxaysa Isbitaal Madiina iyo Villa Baydhaba, ma jiraan wax khasaare ah ee uu geystay qaraxaas, marka laga reebo qofka naftiisa haligay.”

Ad
Previous articleWaqtiga Rasmiga ee Lagu dhawaaqayo go”aanka Maxkamada ICJ oo la shaaciyay
Next articleDiiwaan galinta Musharaxiinta Gobalada Waqooyi oo Maanta ku Eg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here