Home Wararka Maanta Waqtiga Rasmiga ee Lagu dhawaaqayo go”aanka Maxkamada ICJ oo la shaaciyay

Waqtiga Rasmiga ee Lagu dhawaaqayo go”aanka Maxkamada ICJ oo la shaaciyay

0

Qoraal ka soo baxay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa lagu shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee go’aanka kama dambeysta ay ka soo saari doonaan dacwadda Badda ee u dhaxeeysa Dowladaba Soomaaliya iyo Kenya.

“Go’aanka kama dambeysa ah ee Maxkamada ICJ ka gaari doonto dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya waxaa lagu dhawaaqi doonaa 12-ka October 2021-ka, 3:00-da galabnimo xilliga Hague”

Ad
Previous articleCiidamada Ahlusuna oo Fadhiisin Cusub ka sameeystay Deegaano ka Tirsan Galgaduud
Next articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here