Xarunta Taliska Booliska Soomaaliya waxaa Goor dhaw Shir uga Furmay Taliyeyaasha Ciidamada oo uu goobjoog ka yahay Kusimihii Taliyaha NISA ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo.
Shirkaan u dhaxeeya Taliyaasha waxaana ka maqan Taliye Bashiir Goobe ee dhawaan R/W Rooble u Magacaabay Taliyaha KMG ah ee NISA.
Lama oga Shirkaan waxa ka soobixi kara, waxaana Shirkaan uu ku soo aadayaa xilli xasaasi ah oo ay is haystaan Madaxweynaha iyo R/W dalka.
Ad