Taliyaasha Ciidamada oo hadda ku shirsan Xarunta Taliska Boliiska Soomaaliya (Sawiro)

Xarunta Taliska Booliska Soomaaliya waxaa Goor dhaw Shir uga Furmay Taliyeyaasha Ciidamada oo uu goobjoog ka yahay Kusimihii Taliyaha NISA ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

Shirkaan u dhaxeeya Taliyaasha waxaana ka maqan Taliye Bashiir Goobe ee dhawaan R/W Rooble u Magacaabay Taliyaha KMG ah ee NISA.

Lama oga Shirkaan waxa ka soobixi kara, waxaana Shirkaan uu ku soo aadayaa xilli xasaasi ah oo ay is haystaan Madaxweynaha iyo R/W dalka.