Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa lagu xukumay 15-sano oo Xabsi Ciidan ah kadib marklii ay Maxkamadda ku heshay in uu ahaa U qaabilsanaha Daacish Xawilaadda lacagaha.
2019-2020 ayuu u isticmaalay Heeryo trading interprise lacag ka badan $400,0000.
lacagtaasi waxa ay u gacan gashay Qaarkeed muwaadiniin u dhashay Uganda iyo Ethiopia oo ku sugan wadanka South Africa.
NISA ayaa bishii Sedaxaad Ee Sanadkan la qabatay Eedeysanaha 19-kun oo dollarka Maraykanka ah.
intii uusan ku biirin Daacish 2016, waxa uu ahaa Alshabaab ilaa 2008, sidoo kale waxa dhaawac ka soo Gaaray dagaalladii u dhexeeyay Argagixisada iyo Dowladdii KMG ahayd ee uu hogaanka u hayay Madaxweyne Shariif Sheikh Ahmed.
Ad