Madaxweynihii hore ee galmudug cabdi xasan cawaale qeybdiid oo kamid ah siyaasiyiinta dowlada ayaa ka hadlay dagaalada kasocda gobolka mudug.
Qeybdiid oo hogaaminaya dagaalka iyo wasiiro ka tirsan galmudug ayaa ka warbixiyay goobihii ay ka saareen cadowga iyo sababaha dagaalka.
Dagaalo ayaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday Koonfurta gobolka Mudug halkaas oo looga itaal roonaaday Al-Shabaab.
Ad