Cali Khaliif Xirsi ayaa maanta lagu fuliyey qisaasta Marxuum Maxamed Arbaco oo maalmo ka hor uu ku dilay Deegaanka Daarusalaam ee degmada Galdogob.
Beesha Reer Maxamuud ayaa Cali Khaliif ku wareejiyey Beesh Reer Biciidyahan oo ku heshiiyey Qisaasta waxaana ay bilow u tahay heshiis horay u gaareen isimada gobolka Mudug oo ahayd in la qisaaso qofkii qof dila.
Sanadkii u dambeeyey Mudug waxaa ka jiray dilalka aanada qabiil waxaana lagu dilay aqoonyahan dhakhaatiir iyo waxgarad kale, Qisaastu xal ma u noqon doontaa aanada Qabiil.
Ad