Gudoomiyaha Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb Mudane Geeda quruux oo Warbaahinta kula hadlay Furinta dagaalka ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay Duleedka dhuusamareeb.
Geeda quroow ayaa ciidanka la wadaagay Hambalyo ku aadan dagaalkaas guulaha ay ka gaareen, waxuuna sheegay in shacabka Dhuusamareeb ay dagaalka qeyb ka qaadan doonaan.
sidoo kale Gudoomiyaha Dhuusamareeb ayaa Balan qaaday in dadkii ku dhaawacmay Dagaalkaas diyaarad loo saari doono Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Halkaan ka dhageyso Codka.
Ad