Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: mid ka mid ahaa murashixinta madaxweynaha Puntland oo...

War Deg Deg ah: mid ka mid ahaa murashixinta madaxweynaha Puntland oo ku geeryoodey shil gaari Xili uu Bandhig usocday

0

Wararka ka imanaya Puntland ayaa tibaaxaya in Cabdicasiis Afguduud oo ka mid ahaa Murashixinta Madaxweynaha Puntland uu ku geeryoodey shil gaari oo uu ku galay inta u dhexaysa Bosaaso iyo Qardho.

Musharaxa ayaa la sheegay inuu ku wajahnaa magaalada Qardho oo ay kasocotey qaban qaabada soo dhoweyntiisa.

Sawira laga soo qaaday Gaarigii la dhacay Ilaah ha u naxariistee Suldaan Cabdicasiis maxamuud yuusuf Afgaduud ayaa waxaa kamuuqda burburkii gaaray Gaariga dhacay.

Ad