Home Wararka Maanta Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Dhul Hor leh Alshabaab Saakay kala Wareegay(Sawiro)

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Dhul Hor leh Alshabaab Saakay kala Wareegay(Sawiro)

0

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Deegaanada ay Ciidamado la wareegayn ayaa kala ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow kuwaas oo dhammaan hoostaga magaalada Caad.

Saraakiisha Ciidamada oo la hadlay warbaahinta Qaran ayaa inoo sheegay in wali uu socdo howlgalka islmarkaana khawaarijta lagu baacsanayo Dhulka howdka ah.

Ad
Previous articleDiyaaradaha Maraykanka oo Dad rayid ah ku laayay Soomaaliya iyo Dhaleecayn Xoogan oo Loosoo jeediyay
Next articleWar Deg Deg ah: mid ka mid ahaa murashixinta madaxweynaha Puntland oo ku geeryoodey shil gaari Xili uu Bandhig usocday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here