Ayan Mohomed Dhoba oo 26jir ah asal ahaan kasoo jeeda somalia haysatana dhalashada Dalka Uk ayaa maydkeeda laga helay hotel ay ka dagnayd Istanbul .
Ahmed oo ah ayaan ninkeeda ayaa ka dambeyay dilka xaaskiisa sida ay poliska Turkiga shegeen .
Ahmed ayaa xaaskiisa dalxiis ahaan u keenay Dalka turkiga iyagoo ka yimid dalka Britain.
Lama oga Sababta ku Kaliftay Axmed inuu Dilo Xaaskiisa Wayihii Danbe Waxaa Soo badanaaya Raga Soomalaida oo Xaasaskooda Dilaaya.
Ad