Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa wareegtada uu soo saaray uhu magacaabay xildhibaannada kala ah Saalim Caliyow Ibroow iyo Xildhibaan Farxiyo yuusuf Cumar in ay Soomaaliya ku matelaan Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub
Ad