Home Wararka Maanta Macalin caruur tusiyey taallo “anshax xumo ah” oo shaqada laga eryey

Macalin caruur tusiyey taallo “anshax xumo ah” oo shaqada laga eryey

0

Maamule dugsi hoose oo ku yaalla gobolka Florida ee dalka Mareykanka, ayaa shaqada laga eryay, kaddib markii uu tusiyay ardayda wax-qabadkii sawir-qaadihii caanka ahaa ee Michael Angelo.

Farshaxanka ‘David’ ee ardayda fasalka 6-aad loo sheegay inay arkaan, waa taallada farshaxaniistihii caanka ahaa ee Michelangelo.

Shaqadan weyn ee farshaxanku waa mid ka mid ah shaqooyinka meel wanaagsan kaga jira dalalka Reer Galbeedka, soona noolaysay fanka xiligan casriga ah.

Michael Angelo, ayaa wuxuu ahaa Sawir-qaade, Gabayaa iyo Sawir-qaade, iyagoo sidoo kale uu ahaa farshaxan-yaqaan weyn oo noolaa qarnigii 16-aad ee Miilaadiga.

Wuxuu sawiray oo uu naqshadeeyey taallo loo yaqaan ‘David’ intii u dhaxaysay sanadihii 1501-1504.

Waalidiinta ayaa ka cawday taallada loo yaqaan ‘David’, sababtoo ah xubinta taranka ee sawirka taalladan, ayaa aheyd mid muuqata.

Maamulaha, oo ay soo gaarsiiyeen cabashadooda saddex waalid, ayaa lagu qasbay inay soo gudbiso istiqaaladeeda.

Ardeyda ayaa waxaa taalladan lagu dhex tusiyey xiisadda maado ay baranayeen, oo ahayd “Rinjiyeynta iyo Farsamaynta farshaxanka”.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleRuushka oo kumanaan askari loogga dilay loogana dhaawacay
Next articleXiisadda muhaajiriinta Yurub: Tobannaan qof oo lagu la’yahay xeebaha Tunisia