mudo kooban Dowlada Sweden waxay joojisay labo codsi oo ku aadan in Quraanka lagu gudaha loona ogolaado kuwa geysanaya falkaasi.
Booliska oo kaashanaya Qeybta Amaanka ee Säpo ayaa cadeeyay inay jirto halis ku aadan Dalka hadii la ogolaado in Quraanka lagu gudaha.
Afayeen u hadlay Booliska laguna magacaabo Ola Osterling ayaa sheegay in aanan la ogolaadoonin isku soo bax lagu gubayo quraanka.
Halis amaan ayaa ka jirto Dalka Sweden tan iyo markii Quraanka lagu gubay safaarada Turkiga uu ku leeyahay Stockholm
Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay guud ahaan Caalamka iyadoo aad looga soo horjeedo in Quraanka la gubo.
Ad