Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Galmudug oo howlgalo jab xooggan lagu gaarsiiyey Alshabaab ka sameeyay deegaanada Bacaadweye iyo Qeycad ee gobolka Mudug iyo tuulooyin hoos Yimaada.
Howgalka ayaa lagu dilay in ka badan 50 Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab. waxaana laga qabsaday Hub iyo Saldhigii Degaanka Qaycad  waxaana dagaalka looga qabsaday Hub iyo saanad ciidan.
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maleyshiyaadka Alshabaab ay ku jabeen dagaalkii maanta isla markaana ay iskaga carareen Qeycad iyo Bacaadweyne haatana lagu sii raad joogo.
Ad