Home Wararka Maanta Galmudug oo Dagaal Qaraar Kadib Alshabaab kala Wareegay Deegaano Hor Leh(Sawiro)

Galmudug oo Dagaal Qaraar Kadib Alshabaab kala Wareegay Deegaano Hor Leh(Sawiro)

0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Galmudug oo howlgalo jab xooggan lagu gaarsiiyey Alshabaab ka sameeyay deegaanada Bacaadweye iyo Qeycad ee gobolka Mudug iyo tuulooyin hoos Yimaada.

Howgalka ayaa lagu dilay in ka badan 50 Maleyshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab. waxaana laga qabsaday Hub iyo Saldhigii Degaanka Qaycad   waxaana dagaalka looga qabsaday Hub iyo saanad ciidan.

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maleyshiyaadka Alshabaab ay ku jabeen dagaalkii maanta isla markaana ay iskaga carareen Qeycad iyo Bacaadweyne haatana lagu sii raad joogo.

Ad
Previous articleNISA oo Dogniin Adag u Dirtay ganacsato ay AL-SHABAAB u yeereen
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Xariga Ka Jaray Mashaariic Bangiga Aduunka uu Ka Hirgaliyay Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here