Jabuuti waxay sheegaysaa in ay qeyb ka aheyn dagaalka Sool, waxay sheegtay in aysan faragalin arrimaha dalalka deriskeeda ah, ma qeexin cida ay ula jeedo dal deris ah.
SL ayay sheegtay in aysan codsan dhexdhexaadin xaaladda Sool ah, Urur Gobaleedka IGAD ayaa bilowgii xiisadan sheegay in Madaxweyne Geelle ku jiro dhexdhexaadin oo ay rajo wanaagsan ka qabaan.
Mucaaradka Jabuuti ayaa ku eedeynaya in ay qeyb ka noqotay madaxtooyada Jabuuti xaaladda gobalka Sool, macluumaad dheerad ah oo lahelay ayaa muujinaya qeyb kanoqoshada Jabuuti ee dhacdooyinka gudaha.
Ad