Home Wararka Maanta Dowlada Jabuuti oo Iska Fogaysay inay Soomaaliland Hub Ku Taageertay Xili eed...

Dowlada Jabuuti oo Iska Fogaysay inay Soomaaliland Hub Ku Taageertay Xili eed culus loo jeediyay

0

Jabuuti waxay sheegaysaa in ay qeyb ka aheyn dagaalka Sool, waxay sheegtay in aysan faragalin arrimaha dalalka deriskeeda ah, ma qeexin cida ay ula jeedo dal deris ah.

SL ayay sheegtay in aysan codsan dhexdhexaadin xaaladda Sool ah, Urur Gobaleedka IGAD ayaa bilowgii xiisadan sheegay in Madaxweyne Geelle ku jiro dhexdhexaadin oo ay rajo wanaagsan ka qabaan.

Mucaaradka Jabuuti ayaa ku eedeynaya in ay qeyb ka noqotay madaxtooyada Jabuuti xaaladda gobalka Sool, macluumaad dheerad ah oo lahelay ayaa muujinaya qeyb kanoqoshada Jabuuti ee dhacdooyinka gudaha.

Ad
Previous articleElon Musk oo Sabab Yaab leh oo hadal hayn Dhalisay Shaqada ugu Cayriyay Mid Kamid Ah Injineerada Twitterka
Next articleLaba eedaysane oo Gudaha Maxkamad jowhar oo uu ku Dhex Toogtay Qofkii soo eedeeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here