Kowda Bishaan May Baarlamanka JFS
waxuu dib ula laabtay qararkii muddo kordhinta, asigoo dib ugu laabtay hehsiiskii 17-da September.
Ayadoo dowlada Soomaalia ay soo dhaweyneyso dadaadala ay AU wado si loo xaliyo is mari waaga siyaasadeed, haddan ma jirto daaqad u furan ergeyga la soo magacaabay ee uu wax ka qaban karo, iyadoo dib loogu laabtay mabaadidi 20-ka bisha May.
Waxaan walaac weyn ka qabaa in ergeyga la soo magacaabay uu sii jah wareerin doono geedi socodka wada hadalada, waxuuna sii kordhin doona kala qeybsanaanta geedi socodka.
Dowladda Soomaaliyeed waxey ku wargelineysaa Midowga Afrika in ay dib ula laabato ergeyga ay u soo magacawday Soomaaliya.
Ad