Golaha Wasiirrada ayaa Taliyaha Booliska Soomaaliya u magacaabay General Sulub Axmad Firin, kaas oo ahaa wasiir ku Xigeenka wasaarda duulista hawada dowlada Federaalka ah.
Sulub Axmed Firin ayaa loo magacaabay Taliyaha Booliiska ayaa Waxa uu Badali Doonaa Taliye Xijaar oo Farmaajo aad ugu Dhawaa.
Horay wuxuu u ahaa intaan la magacaabin Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka, waa nin Jubaland kasoo jeeda.
Xijaar ayaana Kasoo Jeeday Maamulka Puntland halka Taliyahaan Cusub oo kasoo jeedo Jubaland waxay heystaa laba xil oo waaweyn sida Ra’iisul wasaaraha iyo Taliyaha Booliiska.
Ad