Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug oo Beesha Caalamka kulan la qaatay {Sawiro}

Madaxweynaha Galmudug oo Beesha Caalamka kulan la qaatay {Sawiro}

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeybgalay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah saaxiibada Beesha caalamka oo ka kala socday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD.
Madaxweynaha iyo danjirayaasha ayaa ka wada hadlay xaaladda doorashooyinka iyo qabsoomidda Shirka wadatashiga qaran ee lagu balansanyahay Muqdishu 20ka May 2021.
Hogaamiyaha Galmudug ayaa la rumaysan yahay inuu kaalin weyn ka qaatay in Wadanku uusan galin qalalaase xoogan, waxuuna dhawaan diiday Muddo kororsigii Madaxweyne farmaajo.
Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay Wararka sheegayo inay ka laabatay Kiiska Badda
Next articleMadaweyne Sheekh Shariif iyo Taliska Boliiska Soomaaliya oo kulan wada qaatay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here