Home Wararka Maanta Dowladda UK oo war ka soo saartay Xaalada Dalka Soomaaliya

Dowladda UK oo war ka soo saartay Xaalada Dalka Soomaaliya

0

Dowlada Uk ayaa war kasoo saartay Xaalada Siyaasada Soomaaliya waxa ayna ugu baaqday madaxda Soomaalida iney dib ugu laabtaan wada hadalada iyadoo Saldhig looga dhigayo Heshiiskii 17 September.

Amniga iyo Xasiloonida Soomaaliya Darteed iyo Horumarka waa in la qabtaa Doorashada sida ugu macquulsan ,Dowlada Uk ayaa bogaadisay go’aankii Maxaxweyne Farmaajo ku taageeray Heshiiskii 17 september.

Waxaan ku amaaneynaa Ra’isulwasaare Rooble iyo xubnaha Dowlad goboleedyada diidmada ay ka muujiyeen Arinta Mudo kordhinta waxaana ugu baaqeynaa madaxweyna iyo Dowlad Goboleedyada iney bilaabaan wadahadalada Shuruud la,aan.

Dhanka kale warsaxafadedka kasoo baxay Dowalda Uk Ayaa loogu baaqay ciidamada iney ka fogaadaan wax kasta oo keeni xasarad waxna udhimaya daganaashaha .

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleSixitaan iyo Raali galin Fanaanada Luul Jaylaani.
Next articleGuddiga Isku duwida Wadamada ay Ciidamada ka Joogaan Soomaaliya oo Kulan Deg Deg ah ka yeeshay Xaalka Soomaaliya