Home Wararka Somaliya Sixitaan iyo Raali galin Fanaanada Luul Jaylaani.

Sixitaan iyo Raali galin Fanaanada Luul Jaylaani.

0

Waxaan Raali galin ka bixinaynaa Warkii aa Baahinay ee ku saabsanaa Geerida Fanaanadii Luul Jaylaani kana mid aheed Fanaaniinta Hobalada Waaberi.

Soomaalida inteeda badan ayaa Baahiyay Geerida Fanaanada Balse Goor dhaw ayay Xaqeejisay inay Nooshahay.

Warbaahinta Dowladda ayay La hadashay Waxayna Been Abuur ku Tilmaamtay Wararka Laga Baahiyay

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo dalka dib ugu soo laabtay
Next articleDowladda UK oo war ka soo saartay Xaalada Dalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here