Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa Looga Hadlay Go’aankii ay Maanta qaadeen Madaxda Hirshabelle iyo Galmudug.
Hadalka ka soobaxay Qaramada Midoobey ayaa Lagu yiri ”
QM oo ka duuleysa War saxafaadeedyadii kasoo baxay Qoor , Cali Guudlaawe iyo Maxamed xuseen Rooble ,waxay mar kale ku celinaysaa mowqifkii ay horey u qaateen xubnaha Beesha Caalamka ee ahaa in Is-afgaradku uu muhiim u yahay Doorashada, in Hishiiskii 17 September ay ka wada shaqeeyaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad gobaleedyada iyo in dhammaan dhinacyadana ay ka hor-tagaan rabshadda, wada hadalka la bilaabo.
Ad