Home Wararka Somaliya Mudug24 oo horay u shaacisay in Galmudug kasoo horjeedo Xil Kororsiga Farmaajo

Mudug24 oo horay u shaacisay in Galmudug kasoo horjeedo Xil Kororsiga Farmaajo

0

Dowlada Somaliya gaar ahaan Raiisel wasaare Roobe ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Dalka doorasho aadayo isla markana aanan la sameyn karin mudo Kororsi waxana go’ankaasi ka horeeyay kan Madaxweyne Qooq Qoor.

Go’anka Madaxda ka hor warbaahinta Mudug24 ayaa baahisay in Madaxweyne Qoor Qoor uusan ku Qanacsaneyn habka Madaxweyne Farmaajo uu ku wajahayo Dalka ee dhanka doorashada.

Warbaahinta waxay markaasi Xogteeda ku baahisay in Madaxweyne Qoor Qoor iyo Wasiiradiisa isku soo hadal qaadeen qaabka looga baaqsan karo Dagaal ka dhaca wadanka xataa hadii laga soo horjeesan karo Madaxweynaha.

Ugu danbeyn arintaasi ayaa dhacday maanta iyadoo Raisal wasaaraha iyo Xubnaha Maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle ay kasoo horjeesteen Xil kordhinta Madaxweyne Farmaajo.

Ad
Previous articlePuntland oo War ka soo saartay go’aankii Rooble, Qoor-qoor iyo Guudlaawe (Akhriso)
Next articleQM oo war ka soo saartay Tilaabadii Qoor Qoor iyo Guudlaawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here