Home Wararka Maanta QM oo war ka soo saartay Tilaabadii Qoor Qoor iyo Guudlaawe

QM oo war ka soo saartay Tilaabadii Qoor Qoor iyo Guudlaawe

0

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa Looga Hadlay Go’aankii ay Maanta qaadeen Madaxda Hirshabelle iyo Galmudug.

Hadalka ka soobaxay Qaramada Midoobey ayaa Lagu yiri ”

QM oo ka duuleysa War saxafaadeedyadii kasoo baxay Qoor , Cali Guudlaawe iyo Maxamed xuseen Rooble ,waxay mar kale ku celinaysaa mowqifkii ay horey u qaateen xubnaha Beesha Caalamka ee ahaa in Is-afgaradku uu muhiim u yahay Doorashada, in Hishiiskii 17 September ay ka wada shaqeeyaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad gobaleedyada iyo in dhammaan dhinacyadana ay ka hor-tagaan rabshadda, wada hadalka la bilaabo.

Ad
Previous articleMudug24 oo horay u shaacisay in Galmudug kasoo horjeedo Xil Kororsiga Farmaajo
Next articleCiidamo Milateri ah oo Caawa La wareegay Qeybo ka mid ah Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here