Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud caawa waxaa ka da’ay Roobab xoogan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku dhaqan Halkaas.
Roobabka ayaa Biya dhigay dhamaan wadooyinka Magaalada waxaana Caawa Kormeeray Masuuliyiin ka tirsan Galmudug.
Maamulka Dagmada Gurceel Ayaa caawa kormeeray qaar kamida Wadooyinka Magaalada Kadib Roob xoog leh oo Cawa Ka da ay Magaalada, kuwaas oo biya dhigay wadooyinka Muhiimka ah.
Ad