Shir looga hadlaayo ka jawaabista abaaraha daran ee ka jira dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa shirka furay, waxaan ka qeybgalaya Wakiilka ka socda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo dhammaan dalalka deeq-bixiyaasha.
Xog ku saabsan xaaladda abaareed ee dalka iyo tallaabooyinka gurmad ay qaaday DF ayuu Ra’iisul Wasaare K/Xigeenka ka jeediyay shirka, waxaana uu beesha Caalamka ka codsaday in si dhab ah loo garab istaago dowladda si hoos loogu dhigo xaaladda daran ee abaaraha inta aysan macluul isku badalin.
Ad