Home Wararka Maanta Dagaal Culus oo Wali Ka Socda Gudaha Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka...

Dagaal Culus oo Wali Ka Socda Gudaha Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka Galgaduud

0

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanada bariga gobolka Galgaduud ayaa goordhaw dagaal ku galey Deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud oo fariisin weyn u ahaa Argagaxisada AS.

Dagaal culus ayaa wali ka socda qaybo magaalada ka mid ah, waxaana la maqlayaaa rasaas culus .

Ciidamada Huwanta ayaana Saakay ku Dhawaaday Degaanka Ceel lahelay ee Gobalka Galgaduud alshaab ayaana Dib Isugu Soo abaabulay Galabtay weerar Rogaal Celis ahna Kusoo Qaaday.

Ad