Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahanba howlo shaqo u joogay magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaga ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Wasiirro iyo Xildhibaanno, gudoomiyaha gobolka Galgaduud, maamulka caasimadda, saraakiil, iyo masuuliyiin kale.
Ad