Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Madaxweyne Sheikh shariif

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Madaxweyne Sheikh shariif

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tacsi ugu tagay hoyga Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, kaddib geeridii hooyadiis.

Gogosha Tacsida ayaa shalay la soo gabagabeeyay, waxaana maalmihii la soo dhaafay hoyga tacsiyeyn u tagay siyaasiyiin, Dhaqanka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheikh ayaa uga tacsiyeeyay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Xasan Sheikh

Ad