Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay Xeerka Magacaabista Degmooyin cusub

Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay Xeerka Magacaabista Degmooyin cusub

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug, kadib markii golaha Baarlamaanka ansixiyeen.

Ad