Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf.
Magacaabista Laga sugayo Madaxweynaha dalka ayaa ah isbadalka Lagu sameenaayo Ciidamada Qalabka sida Saraakiisha hogaamisa iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir
Ad